Wararka naga sogaraya magalada muqdisho, ayaa sheegaya in u ku soo xirtay Degeda calamiga ah Muqdisho, Markab lagu magacabo “ARUC REISI” kas o laga leyahay, wadanka an walalaha nahay ee Turkiga, marakab kan aya u qorshuhu yahay in uu sahmiyo shidaalka ku jira xeebaha soomaliya, asago adegsanaya barnamij casri ah o lagu maga cabo 3D system, kaas o fududeynaya in la ogado, goobta saxda ah u ku jiro shidaka, nuca shidalka kujira, iyo tirada u la egyahay shidalkas.
Gobta ugu horeysay e nasibka u yelatay in laga sahmiyo shidalka aya noqota xeebaha ku teedsan mamul Goboledka somaliyed e Galmudug.
Waqtiga u qadandono sahminta shidalkan aya si hordhac ah losheygay, waqtigas unoqondono mudo 7 bilod ah, kadib waxa lodiridona xogta uu so aruuriyey markabkas dhinacas iyo wadanka Turkiga, halkas o lagusoo turjimidona wixii uu xog ah o u soo aruriyey markabka ARUC REISI.